Farmaajo iyo qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada oo go’aan isla qaatay

Waxaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan albabaabada u xirnaayeen ku qaatay Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday , Ra’isul Wasaaraha xil-gaarsiinta iyo madaxda maamul goboleedyada ee Dowlada federaalka taabacsan. Kulanka ayaa sida aan wararka ku helnay looga tashanayay shirka la filayo in maanta ka furmo teendhada Afisiyooni ee kutaala xeendaabka Garoonka Aadan Cadde, halkaas ay isugu imaanayaan … Continue reading Farmaajo iyo qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada oo go’aan isla qaatay